Ciidamo ilaalo u ah Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Khaliif Cabdiqaadir Macalin Nuur ayaa caawa gacanta ku dhigay laba dabley ah oo…
Browsing: Banaadir
adMaamulka Gobolka Banaadir ayaa furaya barnaamij nooc cusub ah oo lagu doonayo in lagu ururiyo aragtida dadka reer Muqdisho.
Ciidamada xasilinta ammaanka Gobolka Banaadir ayaa xalay howlgal ballaaran ka sameeyay magaalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa galabta kormeer shaqo ku tagey qaar kamid ah…
Madaxda sare ee xukuumadda Soomaaliya ayaa Caawa la afuray, salaadii Maqribkana la tukaday ciidamada xasilinta ammaanka Muqdisho ee ku howlgalka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in hogaamiye kooxeedyo hore, siyaasiyiin iyo ganacsato ay bilaabeen inay hubkooda kala baxaan magaalada…
Wasiirka warfaafinta Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay inay ka welwelaan dilalka khaarijinta ah ee loo geysto dadka rayidka…
Iska hor imaad galabta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inay dhalisay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga ayaa guddoomiyaha Gobolka Banaadir ku wareejiyay 52 Gaari oo waaweyn iyo Warshadaha dhismaha oo…
DHISMAHA GOLAHA GARSOORKA IYO GOLAHA DEEGAANKA MUQDISHO (CITY COUNCIL) Madaxweynaha la doortay ayaa waxaa looga fadhiyaa dhismaha labo arrimood oo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dil toogasho ah oo lagu khaarijiyay laba qof uu goor dhoweyd ka dhacay…
Muuse Suudi Yalxow ayaa ka hadlay xuquuqda Gobolka Banaadir iyo maqaamka ka maqan ee keenay inuu xubno ku yeelan Aqalka…
Warbaahinta Soomaalida ayaa faafiyay war ku saabsan in 1500 sarkaal oo ka tirsan ciiamada Hay’adda Nanadsugidda laga eryay shaqada. Warkan…
Guddoomiyaha Gobolka BanaadirYuusuf Xuseen Jimcaale ayaa mar kale ka hadlay xaaladda ammaanka magaalada Muqdisho isagoo bixiyay amar uu hore u…
Wararka laga helayo saraakiisha NISA ayaa sheegaya in xilkii laga xayuubiyay taliyihii ciidamada nabadsugidda NISA ee Gobolka Banaadir. Taliye C/xakiim…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta soo saaray amar ku saabsan inaan magaalada Muqdisho lagu qaban karin bannaanbaxyo aysan ogolaan maamulka.
Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Bishaar Abshir Geeddi ayaa shaaciyay in qorshe cusub oo dhinaca amniga ah loo diyaariyay magaalada…
Guddoomiye waaxeed ka tirsan degmada Shibis ee Gobolka Banaadir ayaa goor dhoweyd lagu dilay magaalada Muqdisho.
Amar ka soo baxay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa lagu sheegay in dadka magaalada Muqdisho
