Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in dad tageerayaasha musharax kusoo bixi waayay doorashadii Golayaasha Degmooyinka ay xirteen wadadda…
Browsing: Banaanbax
Waxaa hadda magaalada Muqdisho ka socda bannaanbax ay dhigayaan waalidiinta ay wiilashooda ku maqan yihiin dalka Eritrea oo tababar ciidan…
Waxaa magaalada Muqdisho Caawa ka socda bannaanbax looga horjeedo madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Qaar ka mida darawallada Mooto Bajaajta ayaa bannaanbax ka wada magaalada Muqdisho, iyagoo ka cabanaya dil loo geystay darawal ka…
Bannaanbaxyo looga horjeedo mooshinka laga keenay madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka socda xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, iyadoo uu soo qabanqaabiyey…
Dadweyne degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir ayaa wada bannaanbax joogto ah oo looga horjeedo maamulka Gobolka Banaadir iyo kuwa degmadaasi…
Maamulka Axmed Madoobe ee Jubbaland ayaa maanta abaabulay bannaanbax looga horjeedo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo looga dalbanayo inuu…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku dhaqaaqay qabashada bannaanbax lagu taageerayo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya xilli Madaxweynaha uu dalbaday in dadwyenaha…
Bannaanbax iyo taageero habeenimo ayaa caawa dadweynaha Muqdisho isugu soo baxeen wadooyinka caasimadda iyagoo taageeraya madaxweynaha la doortay ee Maxamed C/llaahi…
Bannaanbax looga horjeedo dagaalka magaalada Gaalkacyo oo lagu eedeeyay inuu wado madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka dhacay magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu hadda ka socdo bannaanbax weyn oo looga horjeedo duqeyn xalay ka dhacay…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in bannaanbaxyo waaweyn ay ka socdaan magaaladaasi.
Bannaanbixii ugu weynaa oo lagu taageerayo madaxweynaha Turkiga loogana soo horjeedo inqilaabkii dhicisoobay ee dalkaasi ka dhacay bartamihii July ayaa…
Bannaanbax weyn oo ay soo abaabuleen culimada waaweyn ee magaalada ayaa ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo looga soo horjeedo qaraxyadii dhowaan…
Shiish-yahano aan la garan ayaa dilay 5 ka tirsan Booliska Mareykanka, isla markaana dhaawacay 6 kale magaalada Dallas ee dalka…
Banaanbax lagu taageerayo xil ka qaadistii i Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Dalka Abuukaate Caydiid C/llaahi Ilka-xanaf ayaa maanta ka dhacay…
Dibadbax rabshado waday ayaa maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari oo uu ku sugan yahay madaxweynaha Puntland…
Banaanbax looga soo horjeedo ciidamada AMISOM iyo falalka dilka ah ee ciidamadaasi u geystaan dadka rayidka ah ayaa maanta ka dhacay Magaalada…
Banaanbax rabshado wata ayaa hadda ka socda magaalada Jowhar, waxaana xiran dhammaan ganacsigii magaalada kadib markii dadweyne isu soo baxay…
