Browsing: Bannaabax
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda Bannaanbax lagu taageerayo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, kaasoo ay soo abaabuleen Maamulka Gobolka Banaadir.
Ardayda Dugsiyada Sare ee ka qeyb galay imtixaankii la joojiyey ee dowladda Soomaaliya ayaa bannanbaxyo waaweyn ka bilaabay magaalada Muqdisho,…
Waxaa salaadii Jimcaha kadib magaalada Muqdisho ka dhacay bannaanbax looga horjeedo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ku dhawaaqay in magaalada…
Dadweyne la sheegay inay ehel la yihiin askarigii dilka lagu xukumay ee lagu helay dilka Wasiirkii howlaha guud ee Soomaaliya…
Bannaanbax looga horjeedo xukunkii dilka ahaa ee mar labaad maxkamadda sare ee ciidamada ku riday dilaagii Wasiirkii Howlaha Guud ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu hadda ka socdo bannaabax ay dhigayaan ehelada askartii shalay lagu dilay magaalada…
Dadweyne careysan ayaa bannaanbax xoog leh ka dhigay maanta wadadda isku xirta Muqdisho iy Afgooye.
Bannaanbax lagu taageerayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka socda magaalada Muqdisho.
Dadweynaha magaalada Garowe ee caasimada Puntland ayaa Banaanbax loogasoo horjeedo maamulka Somaliland ka bilaabay maanta Magaalada Garowe ee caasimadda…
Wararka inaga soo gaaraya duleedka deegaanka Buulo mareer oo ka tirsan Gobolka Shabelaha hoose ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM ay dad…
Banaanbax qas iyo rabshado wata oo lagu dalbanayo in dadka ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya ay ka baxaan degaanada Puntalnd ayaa…