Browsing: Barakac
Xaafado ka tirsan degmooyinka Hodon iyo Howlwadaaag ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa saka ka socda Barakac, kadib markii ay ciidamo…
Askari ka tirsan ciidamada maamulka degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir ayaa rasaas ku furay dad masaakiin ah oo raashin bisil…
CAAWI WALAAL Walaalayaal Ciddii Caawin Karta Hooyo Mako Xuseen Muqtaar Waa Hooyada Xalay Laamiga Ku dhashay saddex caruurt ah. Fadlan…
Xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan isku xirka Bani’aadanimada OCHA ayaa warbixin naxdin leh ka soo saaray magaalada xiisada colaaded ka…
Ciidamada Puntland ee magaalada Gaakacyo ayaa xirxiray darawallada gaadiid gaaraya 12 oo magaaladaasi ka daadgureynayay dad barakacayaal ah.
Dowladda Kenya ayaa la wareegtay dhul ka mida xuduud beenaadka ay Soomaaliya la leedahay kadib markii ay amar ku bixisay…
Wararka laga helayo magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabelelaha Hoose ayaa sheegaya in barakac weyn uu ka socdo magaaladaasi oo…
