Waxaa soo baxaya warar ku saabsan in dhulgariir saameeyn ku yeelan doono xeebaha Gobolka Bari ee Soomaaliya, iyadoo laga digay…
Browsing: Bari
War kasoo baxay taliska Ciidamada Amaanka Puntland (PSF) ayaa lagu soo bandhigay sawirada meydadka la sheegay inay yihiin maleeshiyaadkii Alshabaab…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar Alshabaab ku qaadeen xero milateri oo ciidamada Puntland ku leeyihiin Gobolka Bari ee…
Duufaan cusub oo wadata Roob iyo dabeylo ayaa la sheegay inay ku soo fool leedahay degaanada xeebaha Puntland ee dalka…
Qasaaraha ay geysteen Roobab mahiigaan ah oo qaarkood dabeylo iyo daadad wateen ayaa sii kordhay kadib markii ay ku dhufteen…
Wararkii ugu danbeeyay ee duufaanta ku dhufatay xeebaha Somaliland iyo Puntland ayaa sheegaya inay sababeen barakac ka socda degaanada xeebeedyada…
Qeybaha kala duwan ee shacabka magaalada Boosaaso ayaa isugu tegay badbaadinta Doontii ku caarisay xeebta magaalada Boosaaso, kadib markii maamulka…
Taliyaha Booliiska Gobolka Bari Cabdixakiin Yuusuf Xuseen ayaa ku gacan seyray xil ka qaadis ay ku sameeyeen Guddiga Amniga Gobolka…
Madaxweyne Farmaajo oo socdaal ku maraya degaanada Puntland ayaa socdaal dheer oo dhinaca dhulka ah uga bilaabanaya degaanada Puntland.
Ururka Daacish qeybtiisa Soomaaliya ee saldhiggoodu yahay Buuraha Galgala ee Bari, degaanada Puntland ayaa soo saaray muuqaal digniin culus xambaarsan.
Qaramada Midoobey ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in Daacishta ka jira waqooyiga Soomaaliya ay ku bilowdeen tobaneeyo hadana…
Diyaaradaha Maraykanka ayaa laba jeer duqeeyay saldhig maleeshiyada taageersan Daacish ay ku leeyihiin deegaanka Buqa ee buuraleyda Gobolka Bari ee…
Wararka ka imaanaya deegaanka Buqa ee buuraleyda Gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in duqeyn culus ay xalay halkaasi ka…
Wararka laga helayo Puntland ayaa sheegaya in Hubkii dhowaan lagu qabtay Xeebaha Gobolka Bari lagu eedeeyay inuu lahaa mid ka…
Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegay in qaraxyo is xigay ay ka dhaceen Saldhigga ciidamada Af-urur ee duleedka magaalada…
Wararka ka imanaya magaalo xeebeedda Caluula ee gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in biyihii badda ay ku fataheen magaaladaas.
Wararka laga helayo Gobolka Bari ee maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegaya in Qarax qabsaday gaari ay la socdeen dad rayid ah.
Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay buuraleyda Galgala ee Gobalka Barri.
Wararka caawa laga helayo gobolka Bari ayaa sheegaya in koox hubeysan oo lagu tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Daacish…
Maamulka Puntland ayaa ciidamo u diray Degmada Qandala ee Gobolka Bari, kadib markii kooxda Daacish ee degaankaasi ka howlgasha ay…
