Bannaanbax looga horjeedo weerarkii lagu laayay dadkii beeraleyda ahaa ee ka dhacay degaanka Bariire ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa xilligan…
Browsing: Bariire
Beeraleydii Bariire ee la laayay waxaa markii ay ciidamadu qabsadeen ay casuumeen, deetana ay la kulmeen, saraakiishii ciidamada dowladda ee…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa ballanqaaday inuu tallaabo ka qaadi doono wixii ka dhacay degaanka Bariire ee Gobolka Sh/Hoose, isla markaana…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa si weyn u weerarray wasiirada xukuumadda Soomaaliya ka tirsan ee ka hadlay weerarkii Bariire.
Taliyaha ciidamada dowladda Somalia Axmed Jimcaale Cirfiid ayaa sheegay in howlgal ay ka fuliyeen ciidamada Somalia meel u dhow Bariire…
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa ka hadlay weerarka ka dhacay degaanka Bariire ee dadka shacaba ah…
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa saddex War oo kala duwan kasoo saartay Weerarkii Degaanka Bariire ee Gobolka Sh/hoose ka…
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Cabdullaahi ayaa sheegay in hawlgal ka dhacay degaan u dhow Bariire maanta ay fuliyeen ciidamada…
Odayaasha ehelada dadkii lagu laayay weerar ka dhacay tuulada Bariire ee gobolka Shabeelada hoose ayaa sheegay inaan la aaseynin dadkaasi.
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ka hadlay weerar dad lagu laayay oo dhacay degaanka Bariire ee Gobolka Sh.hoose.
Wararka laga helayo gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in dad shacab ah lagu laayay weerar ay ciidamo Mareykan ah ku…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka qarxay degaano ka mida gobolka.
