Browsing: Bay
Wararkii ugu danbeeyay diyaaradda ku dhacday agagaarka Berdaale ayaa sheegaya in diyaaradda lagu riday Gantaal sababay inay dhacdo oo burburto.
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in shil diyaaradeed uu ka dhacay degmada Bardaale.
Taliska ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in duqayntii 2-dii bishan April 2020 ka dhacday degaanka Bush Madina ee Gobolka Bay lagu…
Wararka Laga helayo gobolka Baay ayaa sheegaya in saaka ay ciidamada K/Galbeed weerar ku qaadeen Guriga Guddoomiyihii degmada Diinsoor ee…
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya inuu Qarax haleelay kolonyo ay la socdeen mas’uuliyiin ka tirsan Gobolka Bay ee…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa xilkii ka xayuubiyey taliyihii ciidamada nabadsugidda ee Gobolka Bay.
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa sheegay in halkaasi uu iska dhiibay horjooge sare oo ka…
War ay faafisay warbaahinta dowladda Soomaaliya oo ku saabsanaa inay in guddoomiyeyaashii gobollada Bay iyo Gedo ee kooxda Alshabaab ay…
Warbaahinta Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in hoggaamiyeyashii Alshabaab ee Gobollada Bay iyo Gedo ay isu dhiibeen dowladda.
Kooxda Alsahbaab ayaa shaacisay inay xukun dil qisaas ah ku fulisay gacan-ku-dhiigle ku eedeysanaa fal dil ah.
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in horjoogayaal ka tirsan kooxda Alshabaab ay isu dhiibeen maamulka Koonfur Galbeed ee…
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka tirsan Alshabaab lagu dilay howlgal ay qaadeen ciidamada dowladda.
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in maleeshiyada kooxda Alshabaab ay la wareegtay degaanka Ceel-cadde ee Gobolka Hiiraan.
Kooxda Alshabaab ayaa beenisay wax la yaab lehna ku tilmaantay weerar Mareykanku sheegay inuu ku qaaday xarun ay ku lahayd…
Diyaaradaha Mareykanka ayaa duqeyn ay maanta ka fuliyeen sadhig tababar oo Alshabaab ku lahaayeen Gobolka Bay la sheegay in lagu…
Wararka laga helayo gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay soo furteen maxaabiis ay heystaan kooxda Alshabaab.
Wararka laga helayo gobolka Bay ayaa sheegaya in kooxda Ashabaab ay la wareegtay degaanka Goof Gaduud ee duleedka magaalada Baydhaba.
Wararka laga helayo Gobolka Bayaa ayaa sheegaya in dad ka badan 30 qof ay ku dhinteen, isla markaana 28 kale…
Kooxda Alshabaab ayaa Gobolka Bay ku toogtay saddex nin oo ay ku soo eedeeyeen Jaajuusnimo.
