Madaxweynihii xilka iska casilay ee maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa shaaciyay qodobka ugu muhiimsan ee dhaliyey inuu…
Browsing: Baydhaba
Madaxweynihii waqtigiisu dhammaadka ahaa ee maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa goor dhoweyd si rasmi ah…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay in madaxweynaha xilligiisa dhammaaday ee maamulka K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan lagu wado…
Iyadoo xaaladda maamulka K/Galbeed ay kacsan tahay kadib markii ay mugdi gashay qabsoomidda Doorashada madaxweynaha Maamulkaasi ayaa isbedello kale la…
12 xubnood oo ka mida xubnihii ka haray Guddigii doorashada K/Galbeed ayaa caawa ku dhawaaqay in sii wadayaan Doorashada madaxweynaha…
Madaxweynaha xilligiisu dhammaanayo ee maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya dib ugu celiyey…
30 0day dhaqameed oo ka mida odayaasha dhaqanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa go’aan ku gaaray in dib loo dhigo Doorashada…
Qaar ka mida odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay dib u dhigeen doorashadii maamulkaasi oo la…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inaan la aqbali doonin dib udhac ku yimaada Doorashada madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ee waqtigiisu dhammaaday Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa qorshe cajiib u dhigay si uu u…
Guddigii doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa intooda badan ku dhawaaqay inay is-casileen, iyadoo dowladda Federaalka ku eedeeyay faragelin.
Warar cusub ayaa kasoo kordhaya magaalada Baydhaba oo xaalad cusub ka taagan tahay kadib markii uu is casilay Guddoomiyihii Guddiga…
Guddoomiyihii Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa iska casilay xilka, kadib markii uu is casilaadiisa uga dhawaaqay magaalada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay inuu is casilay guddoomiyihii Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.
Iyadoo magaalada Baydhaba ay maanta ka bilaabtay diiwaangelinta musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayuu musharixii ugu horeeyay…
Wasiirkii Tamarta iyo Biyaha Xukuumadda Soomaaliya C/sasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa goor dhoweyd magaalada Baydhaba uga dhawaaqay inuu iska casilay xilka wasiirnimo.
Musharaxa Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa soo bandhigay waxqabadkiisa haddii xilka loo doorto, isagoo sheegay inuu wax ka qaban…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha ee Maamulka Koofur Galbeed ayaa soo saaray shuruudaha musharixiinta ka qeyb galaya doorashada maamulkaasi.
17-November 2014-kii, 396-(Saddex boqol, lixdan iyo sagaal)-Ergo ayaa codkooda dhiibtay si ay u doortaan Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in qof dumar ah lagu dilay hoygeeda oo ku yaalla xaafadda Ceelka Cabid…
