Ugu yaraan labo askari ay ku dhimatay mid kalena waa uu ku dhaawacmay weerar ka dhacay meel u dhaw tuulada…
Browsing: Baydhaba
Diyaargarow lagu soo dhoweynayo Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa ka socda magaalada Baydhaba, xarunta KMG ah ee Maamulka Koonfur Gabeed.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxday qarax ka dhacay Magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee maamulka K/Galbeed.
Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay maqaayad ku dheggan xafiiska Dahabshiil ee magaalada, gabal…
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka hadlay xaaladda Sheekh Mukhtaar Roobow oo isu dhiibay dowladda…
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ciidamada Qalabka sida Sareeye Guuto Liibaan Cali Yaroow ayaa magaalada Baydhabo uga dhawaaqay Go’aanka maxkamada ka gaaray…
Ciidamo Itoobiyaan ah oo wata ilaa 40 baabuur oo kuwa ciidanka iyo sahayda ah ayaa maanta gelinkii dambe soo gaaray…
Saraakiil ciidan oo ka socda Dowladaha Talyaaniga, Ingiriiska iyo Mareykanka ayaa tegay magaalada Baydhabo ee maamulka Koonfur Galbeed.
Ciidamada Midowga Afrika ee ka howlgala Soomaaliya ayaa sheegay inay bilaabayaan howlgal lagu furayo wado muhiim u ah isu socodka…
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta magaalada Baydhaba uga dhawaaqday xukunkii ugu degdegta badnaa.
Magaalada Baydhaba ayaa maanta lagu soo bandhigay rag la sheegay inay ka danbeeyeen dil loo geystay Sheekh caan ah oo…
Ciidamada Ammaanka magaalada Baydhabo ayaa la sheegay inay qabteen raggii la sheegay inay ka danbeeyeen dilka Sheekh caan ahaa kana…
Magaalada Baydhabo ee Xarunta maamulka K/Galbeed ayaa la sheegay in xalay lagu dilay Sheekh caan ah oo ka mid ahaa…
Ciidamada Itoobya ee qeybta ka ah AMISOM ayaa magaalada Baydhaba maanta ku qabtay xuska Ginbo oo ah markiii Jabhadii Tigreega…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal qaraar oo degaanka Goof Gaduud Shabeelow ee duleedka Baydhaba ku dhex maray ciidamada…
Wasiirka Arrimaha dibadda Germany oo shalay booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ayaa gelinkii danbe ee shalay gaaray magaalada London.
Xog laga helay magaalada Baydhaba ayaa sheegeysa in waanwaan laga dhex waday dowladda Itoobiya iyo madaxweynaha Soomaaliya ay fashilantay.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun dilka ah ku fulisay afar qof oo dil lagu xukumay.
Afar nin oo lagu helay inay Alhabaab ahaayeen, kana dambeeyeeny Qaraxyo ka dhacay Maqaayado ku yaalla Baydhabo ayaa lagu toogtay saaka…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay.
