Isbitaalka Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa la tacaalaya dhaawacyadii ugu badnaa ee abid soo mara kadib qaraxyadii mattaanaha…
Browsing: Baydhaba
Ciidamada booliska magaalada Baydhaba ayaa sheegay inay qabteen rag lagu tuhunsan yahay inay abaabuleen weerarkii qaraxyada ahaa ee shalay ka…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed ee ay ehelladooda ku wax…
UPDATE: Wararkii ugu danbeeyay ee qasaaraha qaraxa ayaa sheegaya in tirada dadka ku dhintay ay sii korortay oo ay gaartay…
Wararka hadda soo dhacaya ee laga helayo magaalada Baydhaba ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay…
Ciidamo ka wada tirsan maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta ku dagaalamay bartamaha magaalada Baydhaba ee afar irdoodka kadib…
Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha guud Qaramada Midoobay Michael Keating iyo wakiilada Beesha caalamka ayaa maanta tegay magaalada Baydhabo socdaal…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa difaacay aragtidiisa ah in nidaamka 4.5 lagu qeybsado awoodda dalka. Isagoo…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ay…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa goor dhoweyd gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG…
Xaflad lagu caleemo saarayo guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa maanta ka dhaceysa magaalada Baydhaba, gaar ahaan garoonka diyaaradaha…
Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa goor dhow guddoomiye u doortay C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye, kadib doorasho ka dhacday magaalada Baydhaba ee…
Doorashada Guddoonka baarlamaanka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta dhaceysa magaalada Baydhaba, iyadoo ay goor dhoweyd bilaabtay munaasbadda oo ay…
Waxaa magaalada Baydhaba ka socda olole ku saabsan doorashada hogaanka Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya. Waxaana guddiga doorashada oo…
Kuankii ugu horeeyay ee baarlamaanka maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya oo maanta ka dhacay magaalada Baydbaba ayaa lagu doortay guddoomiye kumeelgaara…
Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa maanta fadhigiisii ugu horeeyay ku yeeshay magaalada Baydhaba kadib markii xalay la dhaariyay qeyb kale oo…
Xildhibaano cusub oo ka mid noqonaya Baarlamaanka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa xalay lagu dhaariyay xaflad ka dhacday magaalada Baydhaba,…
Ciidamada cusub ee daraawiishta Daraawiishta Koonfur Galbeed ee Soomaaliya oo dhowaan tababar loo soo xiray ayaa dhoolatus ka sameeyay magaalada Baydhaba…
Maamulka Galmudug ayaa soo jeediyay qaab yaab leh in lagu saleeyo Doorashada lagu wado inay dalka ka dhacdo 2016-da. Shir…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa socdaal maalin ah ku tegay magaalada Baydhaba oo ay ka socdaan soo xulista Baarlamaanka maamulka…
