Wararkii ugu danbeeyay ee Xaaladda magaalada Baydhaba aya sheegaya inay sii xoogeyseen bannaabaxyada lagu taageerayo MUkhtaar Roobow Cali ee ka…
Browsing: Baydhaba
Wararka laga helay magaalada Baydhaba ayaa sheegay in caawa xaaladda magaalada ay kacsan tahay, iyadoo ciidamo kala duwan oo taageersan…
Danjiraha Ingiriiska ee Soomaaliya David Concar ayaa walaac weyn ka muujiyey xaaladda magaalada Baydhaba iyo in xiisadii ka jirtay ay…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay waxa ka dhacay magaalada Baydhaba, horena…
Guddiga Doorashada Maamuka K/Galbeed ayaa soo saaray galabta jadwal cusub oo ku saabsan doorashada K/Galbeed, iyadoo maanta la xiray mid…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu halkaasi gaaray Mukhtaar Roobow Cali oo ciidamo Itoobiyaan ah ay kasoo xireen…
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in xiisad colaadeed iyo rasaas ka socoto magaalada, kadib markii halkaasi lagu xiray…
Xaaladda magaalada Baydhaba ayaa kacsan, kadib markiiciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan magaaladaasi ay afduub ku wateen Mukhtaar Roobow Cali, iyago…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan magaaladaasi ay goor dhoweyd xabsi u taxaabeen…
Ciidamada Amniga maamulka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ayaa sheegay inay qabteen gaari siday Bambooyin iyo waxyaabaha qaraxa oo la…
Qof ayaa ku dhintay rasaas lagu furay dadweyne bannaanbax ka dhigay magaalada Baydbaba, kaasoo looga horjeeday madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi…
Qaar ka mida musharixiinta xilka madaxweynaha Maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya ayaa shaaciyey inu xiisad dastuuri ah uu galay maamulka K/Galbeed…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay in maleeshiyo beeleed kala taabacsan qaar ka mida musharixiinta xilka Madaxweynaha K/Galbeed lagu…
Saddex ka mida musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya inay xiisad siyaasadeed iyo mid amni ay ka taagan yihiin magaaladaasi.
Musharax Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed C/Casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo ah musharaxa ay taageereyso dowladda Federaalka ayaa si buuxda u…
Qaar ka mida Guddiga Doorashada maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya ayaa la sheegay inay is casili doonaan, kadib cadaadis xoog leh…
Golaha Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed oo maanta shir aan caadi ahayn ku yeeshay magaalada Baydhaba aya soo saaray qoddobo ku…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya inay weli socdan ciidamada dowladda Soomaaliya ay geyneyso magaaladaasi.
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in doorashadii madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee lagu waday inay dhacdo 5-da Disembar…
