Shirweynaha Wadatashiga Beelaha Hawiye ayaa maanta ka furmay Magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qeyb galayaan odayaasha dhaqanka beelaha, Waxgarad iyo…
Shirweynaha Wadatashiga Beelaha Hawiye ayaa maanta ka furmay Magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qeyb galayaan odayaasha dhaqanka beelaha, Waxgarad iyo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa quus ku riday beelaha ku tartamaya xilka Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya.
24 saacadoo kadib doorashadii Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya waxaa si degdeg u bilowday ololaha loogu jiro xilka Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya.