Beesha caalamka ayaa qoraal ay caawa soo saareen ku sheegay inay aad uga walaacsan yihiin dib-u-dhaca kusii socda geedi-socodka doorashada…
Browsing: Beesha caalamka
Farriinta Beesha Caalamka ayaa lagu dalbaday in Wasaaradda Amniga iyo Hay’adda NISA ay xilliga kala guurka hoggaamiyaan madax awood u…
Beesha Caalamka ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay uga dalbaday Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed…
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa Bayaan ay soo saareen waxay ku caddeeyeen inay ka walaacsan yihiin in muranka ka dhashay kiiska…
Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ee 21 iyo 22 Agoosto…
Beesha Caalamka ayaa dalab culus oo ku saabsan Doorashada u dirtay maamul Goboleedyada dalka inay si aan dib u dhac…
Saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa soo dhaweyay shirkii guusha ku soo dhammaaday ee Golaha Wadatashiga Qaranka ee dhacay 29kii…
Saxiixayaasha Heshiiska labaad ee Doorashada Soomaaliya ayaa kulan maanta la yeeshay wakiilada Beesha Caalamka u jooga Soomaaliya.
Beesha Caalamka ee Arrimaha Soomaaliya ayaa soo dhoweysay shirweynaha Dowladda Federaaalka Soomaaliya – Dowlada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka (DFS-DXDF)…
Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay inay u arkaan shir-madaxeedka soo socda ee Dowladda…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaaciyey inay xukuumaddiisa dhiseyso dciidamo gaar ah oo suga Amniga dooarshada.
Waxaa xarunta Afisyoone ka socda kulan gaara oo wakiilada Beesha caalamka la leeyihiin Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble.
Wakiilada Saaxiibada caalamka waxay si adag u cambaareyeen rabshadihii ka dhacay Muqdisho 25kii Abriil, iyagoo sheegay inaan la aqbali karin…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda dadaallo lagu doonayo in lagu xakameeyo iska hor imaadyada 24-kii saac ee ugu danbeeyay ka…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda xilgaarsiinta C/raxmaan Ducale Beyle ayaa sheegay in dowladda aysan wax lacag ah heynin, kadib markii beesha caalamka…
Faahfaahin ayaa laga helayaa kulan maanta Xarunta Afisyoone ku dhex maray madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo…
Madaxweynaha xilligiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si degdega saaka u tegay Xarunta Afisyoone ee aagga Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Kadib muddo kororsigii uu 12- April 2021 ku dhaqaaqay madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday waxaa si adag uga hor yimid beesha caalamka…
