Odayaasha dhaqanka Beesha Gaaljecel ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Muqdisho klasoo saaray go’aankooda ku saabsan arrinta Ikraan Tahliil Faarax.
Qaar ka mida mas’uuliyiin kasoo jeeda Beesha Gaaljecel oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa lagu difaacay Dhagax Qaali…