Browsing: Beesha H/Gidir
Dadaal xoog leh oo ay qaadeen xubno isugu jira xildhibaanno, Senatooro iyo Ganacsato oo lagu doonayey in awood loogu yeelo…
Siyaasadda Soomaaliya kama madaxbannaana qabiilka xag daneysi iyo wax dhibaal. Muran ama shaki kuma jiro in dad badan oo u…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo weli wada dadaal uu ku doonayo inuu soo magacaabo Ra’iisal wasaare cusub ayaa wajaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Beesha Sacad oo ka mida beelaha ugu waaweyn ee maamulka Galmudug u gudbiyey laba…
Siyaasiyiintii ugu badneyd ee kasoo jeeda Beesha H/Gidir oo ka socda Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka iyo…
Waxaa magaalada Gaalkacyo ku soo idlaaday shirkii wadatashiga Beesha Sacad H/Gidir oo muddo shan maalmood ah ka socday halkaasi, iyadoo…
Xildhibaano dhowr ah ayaa loo ogolaaday inay arkaan siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo u xiran dowladda Soomaaliya.
Shirar siyaasadeed ayaa hareeyay magaalada Muqdisho kadib markii xabsiga loo taxaabay siyaasiga C/shakuur C/raxmaan Warsame oo xalay gurigiisa lagu weeraray.
Xildhibaannada kasoo jeeda Beesha H/Gidir ayaa xalay saqdii dhexe kadib tegay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya iyagoo kulamo degdeg ah la yeeshay…
Malaaqa Guud ee Beelaha Hubeer Malaaq Xasan Shurre ayaa si kulul uga hadlay kiiska dilkii Wasiirkii Howlaha Guud ee Soomaaliya…
Kulan maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay isugu yimaadeen waxgarad iyo nabadoonno ka tirsan beesha H/Gidir ayaa baaq loogu…
Dadweyne la sheegay inay ehel la yihiin askarigii dilka lagu xukumay ee lagu helay dilka Wasiirkii howlaha guud ee Soomaaliya…
Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha-cadde) ayaa dadka degan xarumaha dowladda, siiba kuwa milateriga ugu baaqay inay ka baxaan xarumahaasi.
Xildhibaanada laba gole ee Beesha H/Gidir ayaa wada olole ay culeys ku saarayaan dowladda Somaaliya kadib xiisad ka dhalatay laba…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dhowaan shirar la yeeshay odayasha dhaqanka beelaha qaarkood.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa kulan socday muddo ku laba saacadood oo dhex maray odayaasha iyo xildhibaanada labada…
Odayaal, iyo xidhibaanada labada gole ugu beesha Habargidir ayaa caawa kulan kula leh xarunta madaxtooyada madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.
