Browsing: Beesha Mudullood
Shirweynaha Beelaha Mudullood ee maanta ka furmay magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in looga hadlayo maamul uu yeesho Gobolka Banaadir.
Shirweynihii Wadatashiga Beesha Mudullood ayaa goor dhoweyd ka furmay Xarunta Mowlaca Macaliin Nuur ee magaalada Muqdisho.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa kulan isug yeeray siyaasiyiinta iyo xildhibaannda beeshiisa.
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan wadatashi ah ugu yeeray xildhibaanada labada gole ee kasoo jeeda Beesha Mudullood.
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si rasmi ah u bilaabay la-tasiyada ku saabsan magacaabidda Ra’iisal wasaaraha.
