Wararka aan ka heleyno degaanka Baar ee duleedka Magaalada Beledweyne, Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dil fool xun halkaasi ka…
Browsing: BELEDWEYNE
Bannaanbaxyo looga soo horjeedo dowladda Federaalka ayaa maanta ka dhacay magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne.
Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa xabsiga dhigay odayaal ka gaabiyay inay soo qabtaan askari dil geystay.
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil ka geysatay magaalada.
Wararka ka imanaya gobolka Hiraan ayaa sheegaya in koox hubeysan ay maanta ka afduubtay meel qiyaastii 10 KM u jirta…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goor dhoweyd la xiray weriyihii Idaacadda VOA-da laanteeda Afka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu ka dhacay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulahi Cosoble oo ku sugan magaalada Beledweyne ayaa xilkii ka qaaday qaar ka mida guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka…
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating ayaa gaaray magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa maanta gaaray Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.
Maleeshiyo Beeleedyadii maalmahan ku dagaallamayay Duleedka Magaalada Baladweyne ayaa la kala qaaday.
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu ka socdo duleedka magaalada.
AMISOM ayaa sheegtay in 10 maleeshiyo oo dooneysay inay weerar ku galaan saldhigga ciidamada Jabuuti kadib qarixii is-miidaaminta ahaa ee…
Laba askari ayaa ku dhintay 5 kalena waa lagu dhaawacay qarax is-miidaamin ah oo lala beegsaday saldhigga ciidamada Jabuuti ee magaalada…
Madaxweynaha Soomaaliya oo si kulul u cambaareeyey qaraxii Beledweyne
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qasaaraha ka dhashay qarixii is-miidaaminta ahaa ee lagu qaaday saldhigga ciidamada Jabuuti ee…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax is-miidaamin ah oo xoog leh uu ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta…
Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa si kulul uga hadlay wararka sheegayay inuu taageeray maamulka dhowaan la dhisay ee Hirshabeelle.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in ciidamada dowlada ay xabsiga dhigeen goor dhoweyd guddoomiyihii ururka Saxafiyiinta gobolka…
Kulan goor dhoweyd dhex maray madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble iyo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa ka dhacay magaalada Beledweyne.
