Wararka laga helayo Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay Guddoomiyahii xaafadda Howlwadaag ee magaalada…
Browsing: BELEDWEYNE
Odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan qaarkood oo shirku uga socdo magaalada Beledweyne ayaa mar kale qaadacay shirka maamul u sameynta goboladda…
Waxaa maanta si rasmi ah shirka Dib u heshiisiinta ee magaalada Beledweyne ugu biiray wafdi hogaaminayo Ugaas Cismaan Ugaas Cilmi…
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Xagar (Daba-geed) ayaa faahfaahin ka bixiyay qaraxii caawa ka dhacay gudaha Masjid ku yaala magaalada…
Howlgal balaaran oo la sheegay in maamulka gobolka Hiiraan uu ku sugayo ammaanka magaalada Beledweyne ayaa maanta ka dhacay magaaladaasi…
Maamulka Gobolka Hiiraan iyo ciidamada AMISOM ee ka howgala magaalada Beledweyne ayaa amray in magaaladaasi laga saaro dhammaan maleeshiyooyinka hubeysan…
Ugaaska Beesha Xawaadle Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo diiday ka qeyb galka shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo…
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay go’aanka ay maanta magaalada Beled Weyne kaga dhawaaqeen…
Heshiis dib loogu furayo shirka Jowhar ee hakadka ku jira ayaa looga dhawaaqay in dowladda Soomaaliya iyo Odayaasha dhaqanka Gobolka…
Wararkii ugu danbeeyay ee goor dhoweyd naga soo gaaray magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in xaaladda magaaladaasi ay kacsan tahay, isal…
Kulankii labaad ee madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa hadda ka socda magaalada Beledweyne kadib markii lagu…
Kulan maanta dhex maray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ugaaska Beesha Xawaadle ee aan weli la duubin Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Banaanbax Rabshado uu ka bilwoday Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, halkaasoo uu ku…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan oo uu hadda ku sugan yahay madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegaya in…
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi (Maareeye) ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan socdaalkii Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ee magaalada Beledweyne,…
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta tegay magaalada Beledweyne ayaa sheegay inaysan ka daali doonin inay ka mira…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow ka degay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, isagoo wada isku…
Guddoomiyaha Odayaasha Dhaqanka Hiiraan Dacar Xersi Nuur ayaa sheegay in wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) aysan uga…
Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa la sheegay inay laba qodob hor dhigeen kulankii ay la yeesheen Ra’iisal…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in kulan ay maanta yeesheen Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid iyo Odayaasha Dhaqanka beelaha…
