Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO ayaa ka digtay halista daadad xoog leh oo Soomaliya ku soo wajahan,…
Browsing: BELEDWEYNE
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dil maanta ka dhacay xaafada Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne.
Maxkamadda Gobolka Hiiraan ayaa xoriyadooda usoo celisay, siina deysay 7 qof oo shacab oo magaalada Beledweyn ugu xirnaa maamulka Hirshabeelle.
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in iska hor imaad kooban uu saaka aroortii dhex maray ciidamada maamulka iyo…
Waxaa sii kordhaya walaaca laga qabo suuragalnimada in doorashada 2021 lagu qabto magaalooyinka loo asteeyay inay ka dhacdo Doorashada, sida…
Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamada gaarka ah ee Haramcad u dirtay Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, kadib markii uu amray Madaxweyne…
Wararka laga helayo magaalada Beledwweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo badan lagu dadiyey magaalada oo bandow laga dhigay…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in ciidamada Booliska ay xireen saaka weriyeyal xabsiga ugu tegay Weriga C/qaadir Faarax…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada Booliska Magaalada Baladweyne ayaa xabsi u taxaabeen Weriye Cabdulqaadir Faarax Dulyar.
Beelaha dega Gobolka Hiiran ayaa xaflad ballaaran oo lagu taageerayo Madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle Cali C/llaahi Guudlaawe ku qabtay magaalada…
Bannaanbaxyo rabashadio wata ayaa ka socda magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, kadib markii la sheegay inuu halkaasi maanta tegayo…
Diyaarad ay la socdeen wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle C/xakiin Luqmaan ayaa cilad ku qabsatay hawada magaalada Beledweyne, taasoo…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowladda iyo maamulka Gobolka Hiiraan ayaa weerar ku…
Ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Gobolka Hiiraan ayaa hor istaagay oo kala eryay bannaanbax maatna ka dhacayey Magaalada Beledweyne, kaasoo…
Dowladaha Somalia iyo Talyaaniga ayaa kala saxiixday heshiis mashruux lagu dhisayo Biyo-xireenka magaalada Beledweyne, iyadoo muddo dheer uu dib u…
Koox hubeysan ayaa Maqribkii caawa magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ku dilay mas’uul ka tirsan maamulka Gobolka Hiiraan.
Maamulka Hirshabeele ayaa xilkii ka qaaday Haweeneyda Duqa magaalada ka ahayd magaalada Beledweyne oo ahayd qofkii ugu horeysay ee haween…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in diyaarad xamuul ay ku dhacday Garoonka Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne, Gobolka…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo guddoomiyay kulan looga hadlay Xaaladda bini’aadninimo ee Beledweyne iyo gobalka Shabeellada Dhexe, ayaa…
Sida uu shaaciyay xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya waxaa xalay kulan yeeshay Guddi hoosaadka ka hortagga fatahaadaha iyo Ra’iisal wasaare Xasan…
