Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay go’doomisay degmada Beledxaawo, iyadoo amar ku bixiyey inaan wax…
Browsing: Beledxaawo
Magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa laga masaafurinayaa xaasaska iyo caruurta ragga ka tirsan Alshabaab ee magaaladaasi ku nool, sida…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ay kufsadeen Gabdho Soomaali ah oo ku sugnaa degmada Beledxaawo…
Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa ayaa ku dhawaaqay inay Guddi gaara u sameynayaan arrimaha Amniga iyo Xuduudaha labada dal.
Wadahadalkii Soomaaliya iyo Kenya maanta ku dhex maray magaalada Mandhera ayaa lagu gaaray go’aan si KMG ah loogu joojiyey dhismaha…
Afhayeenka kooxda AlShabaab ayaa ka hadlay xaaladda ka taagan Magaalada Baledxaawo ee Gobolka Gedo iyo Derbiga ay dowladda Kenya ka…
Guddoomiyaha Gobolka Gedo ayaa ugu danbeyn u halday dowladda Soomaaliya, isagoo sheegay in dowladda Soomaaliya ay hakisay dhismaha Derbigii Kenya…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Xasan Sheekh Maxamuudayaa war kasoo saaray xaaladda ka taagan xuduudka…
Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur oo ka hadlay xaaladda ka soo cusboonaatay Gobolka Gedo iyo Derbiga Kenya ka dhiseyso xuduudka oo dadka…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay kulan degdeg ah oo waqti qaatay la yeeshay xubno ka mida Guddiga Difaaca Golaha…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay muranka ka taagan xuduudka Kenya iyo Soomaaliya iyo xaaladda ka jirta…
Dadka degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa ku eedeeyay ciidamada maamulka Jubbaland inay la safteen askarta Kenya ee ilaalada ka…
Wararka laga helayo magaalada Beladxaawo ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in maamulka Jubbaland uu xiray xudduuda Soomaaliya iyo Kenya ee…
Wararka laga helayo gobalka Gedo ee Soomaaliya ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan Alshabaab uu isu dhiibay ciidamada dowladda ee…
Dadka degan degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in Derbiga Kenya ay marisay xuduudka uu keenay in boqolaal Guri…
Wafdigii dowladda Soomaaliya ee dhowaan kasoo laabtay Gobolka Gedo ayaa sheegay in Silliga ay Kenya marineyso xuduudka uu dhinaceeda mariyey…
Dowladda Soomaaliya ayaa wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha Cabdi Faarax Juxa u dirtay Gobolka Gedo.
Wararka laga helayo magaalada Beledwaaxo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in xiisad ka dhalatay ciidamada Kenya oo ku soo durkay…
Kooxda Alshabaab u qaabilsan Warbaahinta ee Al-Kataa’ib ayaa baahisay Filim ku saabsan weerar Al-Shabaab ka fulisayn degmada Beled Xaawo ee…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa kormeer ku tegay xuduudka Soomaaliya iyo Kenya ee dhinaca Beledxaawo.
