War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ay galeen xarunta Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya si…
Browsing: Boolis
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo boolis ah oo ay leeyihiin maamul Goboleedyada dalka laga howlgeliyay magaalada…
Wararka Laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay goor dhoweyd toogasho ku dileen sarkaal ka tirsanaa ciidamada…
MISOM ayaa ciidamada Booliska maamulka K/Galbeed u soo gabagabeysay tababar socday muddo 10 Cisho ah oo la siiyey 30 ka…
Qarax kale ahaa lala beegsaday Gaari uu watay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliya, kaasoo ahaa Miino dhulka loo geliyey,…
Ciidamda Booliska dowladda Soomaaliya ayaa kala eryay oo joojiyey bannaanbax ay dhalinyaro is abaabushay ka dhigeen magaalada Muqdisho, iyagoo uga…
Iska hor imaad hubeysan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka oo kala ah…
Taliye ka tirsan taliyeyaaha saldhigyada Booliska Muqdisho ayaa si dirqi ah uga badbaaday qarax miino oo wadadda loo dhigay.
Wararka laga helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay Caawa fal toogasho ah ka fulisay degmada Waaberi.
Sii-hayaha Taliyaha Ciidamada Booliska Jen. Mukhtaar Xasan Afrax iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay aaska askartii Booliska ee…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax saaka aroortii ka dhaca magaalada Muqdisho oo lagu weeraray barxadda Dugsiga Booliska..
Faahfahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa askariyad Boolis ah oo xalay lagu dilay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley ay caawa toogasho ku dileen haweeney ka tirsaneyd ciidamada Booliska.
Ciidamada Booliska, qeybta denbi baarista ayaa howlgalkii ugu balaarnaa ka fulisay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay toogasho ku dileen haweeney ka tirsaneyd ciidamada Booliska.
Shir looga hadlayo dhismaha ciidamo Boolis ah oo gaaraya 32,000 oo isku dhaf ah kuwaasoo kala wareega amniga dalka marka…
Koox hubeysan ayaa maanta fal dil khaarijin ah ka fulisay magaalada Muqdisho.
Dowladda Japan ayaa Gaadiid muhiim ah iyo Qalab ku wareejisay ciidamada Booliska Soomaaliyeed.
Wararka laga helyo magaalada Cadaado ayaa Sheegaaya in ciidamada Booliska magaaladaasi ay shaqo joojin iyo gadood ku dhaqaaqeen.
Askari ka tirsan ciidamada Booliska ayaa la sheegay inuu xaaskiisa ku gowracay magaalada Muqdisho.
