Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dalacsiin hal darajo ah u xiray Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Bashiir Cabdi Maxamed (Ameeriko)…
Browsing: Booliska
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dalacsiiyey saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliyeed, kadib xaflad ka dhacday Xarunta…
Ra’iisul wasaraaha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa kormeer shaqo ku tegay Taliska guud ee Ciidanka Booliska magaalada Muqdisho.
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mida Taliyaasha Saldhigyada Booliska G/Banaadir iyadoo taliyeyaal cusub la…
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Gen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa Taliye cusub u Magacaabay Isgaarsiinta Ciidamada Booliska Soomaaliyeed.
Taliska Ciidanka Booliska Dawladda Ingiriiska, ayaa Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed soo gaarsiiyey Qalab Ciidan oo loo soo wakiishay guddoomiye urur…
Dawladda Talyaaniga ayaa Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ku wareejiyey Seddex Gaari oo labo kamid ah ay yihiin nooca BMW, kuwaasoo la…
Waxaa maanta tababar loogu soo xiray dalka Jabuuti Saraakiil iyo askar ka tirsan Booliska Soomaaliyeed oo muddo seddex bilood ah…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ciidamo fara badan la dhigay wadooyinka iyo isgoysyada Magaalada.
Madaxweynaha dalka Suudaan ayaa Magaalada Khartoum tababar ugu soo xiray dhalinyarro loo tababarray Leyli-Sarkaalnimo oo muddo laba sano dalka Suudaan…
Iyadoo xiisadda ka dhex taagan labada Garab ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa arrinta xiisadda ka taagan xildhibaannada soo dhexgalay Taliska…
Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa maanta la wareegay xilka loo magacaabay.
Ciidamada Badda Soomaaliya ayaa ka qey qeygalay dhoolatus ay wadajir u qabteen Dalalka kulaala Badweenta India iyo Taliska Ciidamada Mareykanka…
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn ayaa soo magacaabeen taliyaasha cusub ee Booliska, Nabadsugidda…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in shirka Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya lagu magacaabay xilal kala duwan, iyadoo lagu ansixiyay…
Sii-hayaha Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya S/guuto Mukhtaar Xuseen Afrax iyo Saraakiil uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaaladda Baydhabo.
Wararka laga helayo xafiiska a’iisal wasaaraha ayaa sheegaya inay gabagabo tahay magacaabidda taliyeyaasha ciidamada Booliska iyo Nabadsugidda oo muddo saddex…
Dowlada Soomaaliya ayaa loo soo tababaray ciidamo Boolis oo ka hortaga rabshadaha, kuwaasoo gaaraya 270 Askari.
Ciidamda Booliska ayaa soo bandhigay maanta burcad isbaaro u dhigata dadka shacabka ah oo ka dhacda mobile-ada iyo lacagaha ay…
Taliska ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa saraakiishii ugu horeysay ee dhalinyarro aqoonyahanno ah oo loo qaatay ciidamada Booliska u magacaabay saldhigyada…
