Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamada Booliiska ayy degmada kaaraan ee Gobalka Banaadir ku qabteen nin ku…
Browsing: Booliska
Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo bandhigay saddex nin oo la sheegay inay ahaayeen dableyda kooxda Alshabaab u qaabilsan khaarijinta dadka…
Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale iyo taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Bashiir Cabdi Maxamed ayaa kulan gaarka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dilkii maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab kula kaceen xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre oo ka…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa taliye cusub u magacaabay ciidamada ilaalada Wadooyinka ee loo yaqaan Taraafikada.
Ciidamada amniga dowladda Soomaaliya ayaa Caawa howlgal xoog leh ku qaaday xaafado ka tirsan degmada Wardhoogley magaalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta xariga ka jaray xarunta taliska guud ee Gobolka Banaadir oo dib…
Wararka laga helayo taliska booliska magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la xiray taliyihii saldhigga Booliska degmada Xamarweyne G/Dhexe Siciid Cumar…
Ciidamada Amniga amagaalada Muqdisho xalay iyo maanta ka bilaabay olole lagu beegsanayo Mootooyinka Dhugdhugleyda ah ee Dhalinyaradda Muqdisho ay ku…
Nin dabley ahaa oo dhaawacay askari ka tirsan ciidamada Booliska ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, kadib fal ka dhacay degmad…
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Col. Qaasim Axmed Rooble ayaa faahfaahin ka bixiyey dhaawac loo geystay xildhibaan Luul Cabdi Aadan oo…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya inuu Qarax Miino uu maanta ka dhacay Guriga uu Magaalada uu ka deganaa …
Saldhigga Tababarka ciidamada Turkiga ee Muqdisho TurkSom ayaa la bilaabay in lagu tababarro ciidamada Booliska, waxaana tababar loogu soo xiray…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socota munaasbad loogu dabaaldegayo Sanadguurada 75-aad ee aasaaska Booliiska Soomaaliyeed oo ku beegan 20-ka December oo ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidmada amniga ay maanta xireen Wadooyinka muhiimk ah ee casimadda, iyadoo la…
Ciidamo cusub oo loo tababarayo Booliska ayaa ku soo biiraya sugidda amniga magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in iska hor imaad ciidamo kala duwan ku dhex maray isgoyska Km4 ee…
Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaciyey in xabsiga la dhigay saraakiil ka wada tirsanaa ciidamada Booliska iyo Milateriga oo ay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada booliska ay howlgal ka dhacay magaalada Muqdisho ku soo qabteen koox…
Taliska ciidamada Booliska ayaa isku shaandheyn ku sameeyay taliyeyaasha qeybaha iyo degmooyinka Gobolka Banaadir, iyadoo isbedelkaasi ku soo beegmay qaraxyadii…
