Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay halkaasi ku dhaawaceen nabadoon caan…
Browsing: Boosaaso
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in maanta halkaasi toogasho lagu dilay xeer ilaaliyihii Maxkamadda ciidamada…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi galabta lagu dilay mas’uul ka tirsan Madaxtooyada Puntland.
Taliye ku-xigeenka saddexaad ee Booliska Puntland Jaamac Saxardiid Cabdi ayaa ku geeriyooday magaalada Boosaaso.
Koox hubeysan ayaa maanta magaalada Boosaaso toogasho ku dhaawacay taliye ku xigeenka Booliska Puntland.
Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa soo gaaray magaalada Boosaaso ee…
Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa maanta lagu soo bandhigay caruur la sheegay in laga soo xaday waalidkood.
Warar laga helayo Magaalada Garowe ayaa sheegaya in maleeshiyo reer Puntland ah ay la wareegeen Gaadiid dagaal oo Galmudug uga…
Ciiidamo gadoodsan oo boolis ah ayaa saaka qabsaday saldhiga Booliska magaalada Boosaaso, kadib markii taliye ku xigeenkii hore ee ciidanka…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka bari C/salaan Maxamed Gallan oo kacdoon hubeysan ka bilaabay Gobolka Bari, Puntland ayaa shaaciyay in ujeedkiisu…
Col. Cabdi Siciid Cadde oo ka mid ahaa saraakiishii ku dhaawacantay is ka hor imaadkii dhex maray ciidamada Booliska iyo…
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa magaalada Boosaaso kula kulmay wafdi balaaran oo ka kala socday dowladda Federaalka Soomaaliya,…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga maamulka Puntland ayaa sheegaya in xalay magaaladaasi ay hareeyeen hub waaweyn oo…
Ciidamada Booliska Puntland ayaa sheegay inay qabteen nin ku hubeysan Bistoolad oo looga shakisan yahay inuu falal amandarro ah ka…
Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa laga soo sheegayaa in la geliyay xaalad feejignaan sare ah iyadoo wararka soo baxaya…
Ciidamada maamulka Puntland ayaa howlgallo baaritaanno ah ka wada magaalooyinka maamulkaasi ee Boosaaso, Garowe, Gaalkacyo iyo magaalooyinka kale iyadoo la…
Koo hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday Guriga Guddoomiyihii hore ee Canshuuraha Beriga Ibraahim Maxamed Shige, iyadoo rasaas culus la isweydaarsaday…
Wararkii ugu danbeeyay ee Puntland laga helayo ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-shabaab ay la wareegeen saaka degaanka Garmaal ee ka tirsan…
Ugu yaraan hal qof ayaa dhintay saddex kalena way ku dhaawacmeen idagaal xalay xeebta ceelaayo oo 30 KM dhanka waqooyi…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in caawa magaaladaasi lagu dilay nin ganacsade ah oo lagu magacaabi jiray Xersi…
