Browsing: Boosaaso
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in xaaladda magaalada ay degan tahay iyadoo gadoodka ciidamada ay sameeyeen uu ku…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in Wadaad caan ka ahaa magaalada Boosaaso ay dabley hubeysan ku dishay Magaalada…
Qarax miinada dhulka la geliyo ah ayaa subaxnimadii hore ee maanta waxaa lala beegsaday gaadiid kolonyo ah oo ay la…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni wareegto uu soo saaray caawa ku kala diray Golihii Degaanka Degmada Boosaaso.
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa wareegto uu soo saaray shaqadii uga joojiyey Guddoomiyihii Degmada Boosaaso ee Gobolka Bari, kadib…
Alshabaab ayaa war kasoo saartay weerarkii ay ku qaadeen Xabsiga weyn ee Magaalada Boosaaso, iyadoo farriin cod ah oo arrintan…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/laahi Deni ayaa ku dhawaaqay inay Puntland ku jirto heegan buuxa, kadib weerarkii Alshabaab ku qaadeen Xabsiga…
Alshabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerar xalay ka dhacay xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso iyo dagaal ka dhacay magaaladaasi.
Koox hubeysan ayaa Caawa weerar ku qaaday xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso, iyadoo ay weli dhaceyso rasaas goosgoos ah.
Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland aya saaka qabsaday Xarunta Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland ee Magaalada Boosaaso, iyagoo ka gadoodsan in xuquuqdooda…
Waxaa maanta dekedda magaaladda Boosaaso ku xirtay markabkii shidaalka siday ee Ocean 11 ee hore loo shaaciyey inay bucarad-badeed afduubatay.,balse…
Maamulka Puntland ayaa ka hortegay oo joojiyey bannaanbax la sheegay in lagu taageeri lahaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa deeqdii labaad ee Qalab caafimaad ah gaarsiiyey maamul Goboleedka Puntland, iyadoo diyaarad qalabkaasi sida ay shalay…
Koox dabley ah ayaa magaaalada Boosaaso maanta ku dishay sarkaal ka tirsanaa ciidamada canshuuraha Berriga ee maamulka Puntland.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay Albaabka laga galo dekadda weyn ee magaaladaasi.
Ciidamada Amniga Puntland ee magaalada Boosaaso ayaa qabtay 8 qof oo la sheegay in lagu tuhunsanyahay Al-shabaabnimo.
Ganacsatada magaalada Boosaaso ayaa ku dhaqaaqay shaqo joojin ay uga cabanayaan canshuur lagu soo rogay iibka, iyagoo ku biiray ganacsatada…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay maanta weerar ku qaadeen Taliyaha Saldhiga Booliska Nuur Salaad…
Aabaha dhalay Caa’isha Ilyaas Aadan ayaa ka hadlay sidii ay ku dhacday qisaastii dilka ahayd ee saaka lagu fuliyey laba…
