Boqorka Sacuudiga Salmaan bin Cabdulcasiis ayaa shir degdeg isugu yeeray madaxda Golaha iskaashiga dalalka Khaliijka iyo hoggaamiyeyaasha dalalka Jaamacadda Carabta.
Browsing: Boqor Salman
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa maanta kulan la yeeshay…
Waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ka socday Hay’adda Gargaarka boqor Salmaanka Sucuudiga, iyagoo wada mashruuc gargaar oo ay ka fuliyaan…
Boqor Salmanka Sucuudiga ayaa furay shir madaxeedkii sagaal iyo labaataan ee ururka Jaamacadda Carabta oo lagu qabanayo magaalada Dahraan waxaanu…
Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis ayaa shaqada ka cayrisay abaanduulayaashii sarsare ee militariga dalkaasi kadib wareegto ka soo baxday Aqalka…
Madaxda Boqortooyada Sacuudiga ayaa sanad kasta hambalyo khaldan u soo dira madaxweynaha Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u amba baxay dalka Boqortooyada Sucuudiga, safar la sheegay inuu yahay mid shaqo…
Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan Bin C/casiis ayaa shir caalami ah ku casuumay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis ayaa socdaal rasmi ah oo 9 maalmood qaadanaya ku tegay dalka Indonesia iyadoo socdaalkiisu soo…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay inuu safarkiisii ugu horeeyay ugu dhoofi doono dal dibadda ah.
Madaxweynaha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si weyn ugu farxay xiriir khadka telefoonka ah oo uu…
