Ciidamada Amniga Puntland ee magaalada Boosaaso ayaa qabtay 8 qof oo la sheegay in lagu tuhunsanyahay Al-shabaabnimo.
Browsing: Bosaso
MadaxweynahaPuntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Boosaaso kulan kula qaatay safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso oo shalay lagu dilay agaasimihii shirkadda maamusha dekadda Boosaaso ee P&O ee laga leeyahay Imaaraadka…
Gunmen shot and killed the head of the Dubai government-owned P&O Ports’ operations in Somalia’s semiautonomous region of Puntland on…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay inay si weyn u kordheen dilalka qorsheysan ee ka dhacaya magaaladaasi Ganacsiga ee…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegay in koox hubeysan ay halkaasi ku dileen Ganacsade caan ah.…
Bandhig Faneedkii la filayay inuu magaaladda Boosaaso ku qabto Caawa fanaanka Nimcaan Cabdiraxmaan Hasan (Hilaac) ayaa baaqday, iyadoo warar kala…
20 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta Guddoonka Baarlamaankaasi u gudbiyey Mooshin ka dhan ah Shirkadda…
Madaxweyne Farmaajo oo socdaal ku maraya degaanada Puntland ayaa socdaal dheer oo dhinaca dhulka ah uga bilaabanaya degaanada Puntland.
A dispute over increased port charges in Somalia’s semi-autonomous Puntland region resulted in the Dubai-run harbor being shut for more…
Isimada iyo waxgaradka Golka Bari ayaa sharci darro ku tilmaamay heshiiska maamulka Puntland dekadda Boosaaso ku wareejiyay shirkadda laga leeyahay…
Ciidamada illaalada Xeebaha Puntland ayaa qabtay Doon laga leeyahay dalka Iiraan oo la sheegay inay si sharci daro ah u…
Kulan degdeg ah oo xukuumad Goboleedka Puntland ay leeyihiin ayaa ka socda magaalada Garowe.
Kooxda Khilaafada Daacish ayaa shaaciyay is-miidaamiyihii fuliyay qarixii xalay ka dhacay magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, Puntland ayaa sheegaya in qarax weyn uu ka dhacay halkaasi.
Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa lagu qabtay Qaraxyo loo diyaariyay in magaaladaasi ka dhacaan kadib howlgallo ciidamada Boolisku qaadeen.
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating ayaa cambaareeyay rabshadihii shalay ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Rabshado…
Dibadbax rabshado waday ayaa maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari oo uu ku sugan yahay madaxweynaha Puntland…
