Afhayeenk ciidamada dalka Burundi ayaa shaaciyey in lix askari loog dilay weerar Alshabaab ku qaaday ciidamadaasi ku sugnaa duleedka degmada…
Browsing: Brundi
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u maanta u dhoofay dalka Burundi, kadib martiqaad rasmi ah…
Maamulka Hirshabelle ayaa qeylo dhaan ka keenay qorshe degaanadiisa looga saarayo ciidamada AMISOM ee kasoo jeeda dalka Brundi.
Dowladda Brundi oo ka mida dalalka ciidamada ugu badan ka joogaan Soomaaliya ayaa ka hor timid codsi uga yimid Ururka…
Dowladda Soomaaliya ayaa wafdi u direysa maanta ka qeybgalka ciyaarta kama danbeysta ah ee ka dhacaysa Dalka Burundi, taasoo u…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar xoog leh oo Alshabaab maanta ku qaadeen Kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM oo…
Guuto cusub oo kamid ah ciidanka qaranka Burundi (BNDF) ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, kuwaas oo hal sano oo…
Dowladda Burundi ayaa ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya, kuwaasoo bedelaya ciidamo kale oo hoos shaqeynayay howgalka Midowga Afrika ee…
Dowladda Brundi ayaa ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya, kuwaasoo qeyb ka noqonaya ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ka howlgala.
Dowladda Brundi ayaa dib uga laabatay go’aankeedii ahaa inay ciidamadeeda kala baxeyso howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM.
Dowladda Burundi ayaa maanta billowday hanaan ay ciidamadeeda qeybta ka ah Amisom uga saareyso Soomaaliya, sababo la xiriira muran dhinaca…
Dowladda Burundi, ayaa ku hajnabtay in ciidamadeeda qeybta ka ah howlgalka AMISOM ee Soomaaliya ay kala soo bixi doonto Soomaaliya.
Dowladda Burundi ayaa ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya, kadib markii la bedelay ciidamo u joogay Soomaaliya
