Browsing: Buuloburte
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Qarax Miino lala beegsaday Gaari ay la socdeen Odayaal nabadoon ah oo…
Shan qof ayaa ku dhaawacmay qarax lagu xiray gudaha garoonka diyaaradaha magaalada Buoloburte, kaasoo burbur xoog leh uu kasoo gaaray…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa sheegatay inay weerar madaafiic ah ku qaaday xarun uu ku sugnaa Taliyaha ciidamada Xoogga Dalka ee magaalada…
Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 19 -kii Disembar 201 caasimadda maamul goboleedka KMG ah ee…
Qaraxyo loo adeegsaday Miinooyin ayaa gilgilay qeybo ka mida Garoonka magaalada Buuloburte ee Gobolka Hiiraan, iyadoo lagu burburiyay dhismihii garoonkaasi.
Wararka laga helayo degmada Buuloburte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inay halkaasi ka taagan tahay xiisad ka dhalatay maamul Hirshabeelle…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in kooxda Alshabaab ay fal dil gowrac ah kula kaceen wiilal dhalinyaro ah…
Ugu yaraan 7 qof, oo 6 ka mid ah ay isku qoys yihiin, ayaa dhintay kadib markii ay la qaraxday…
Qarax Miino oo lala beegsaday Ciidamadaa Midowga Afrika ee AMISOM ee ka socda Jabuuti ayaa ka dhacay gudaha Garoonka Diyaaradaha…
Maamulka Hirshabeelle ayaa shaaciyay inuu dhisayo ciidamo u gaara maamulkiisa oo aan hoos tegin Muqdisho iyo Dhuusamareeb.
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay weerar culus saarka ku qaaday saldhig ay ciidamada AMISOM…
Wararka laga helayo magaalada Buuloburte ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegayo in toogasho lagu dilay ninkii ka danbeyay dilka askari Jabuutiyaan ah oo…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa kulan uu la qaatay mas’uuliyiinta iyo waxgaradka degmada Buuloburte u bandhigay inay kala…
Wararka laga helayo degmada Buuloburte ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inuu baxsaday askari ka tirsanaa ciidamada dowladda oo dil u…
