Browsing: Buuq
War hadda soo dhacay ayaa sheegayai n xaalad kacsan oo fowdo ah ay hareysay Fadhigii Baarlamaanka Federaalka ee maanta.
Muran xoog leh iyo dood kulul ayaa maanta hareysay shirkii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kadib markii ay soo xaadiri waayeen Wasiirka Amniga…
Shirkii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kusoo dhammaaday fashil iyo buuq kadib markii guddoonka Baarlamaanka ku guuldarreysay inuu muddo laba…
