Browsing: Buurhakaba
Howlgalka ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM ayaa war yaab leh kasoo saaray weerarkii ay kooxda Alshabaab shalay ku qaaday…
Ciidamada Itoobiya ayaa la sheegay inay laayeen dad shacab ah oo u badan Beeralay iyo reer Miyi kale oo ku…
Iyadoo saaka aroortii uu weerar dhabo-gal ah ka dhacay duleedka magaalada Buurhahaba, ayaa kooxda Alshabaab waxay goor dhow shaacisay inay…
Kooxda Alshabaab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka duleedka magaalada Buurkhakaba, iyadoo ay halkaasi qasaare…
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in horjoogayaal ka tirsan kooxda Alshabaab ay isu dhiibeen maamulka Koonfur Galbeed ee…
Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kooxda Al-shabaab ayaa ku dagaalamay degaano ka tirsan degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay.
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka tirsan Alshabaab lagu dilay howlgal ay qaadeen ciidamada dowladda.
Wararka laga helayo gobolka Baay ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay lacag madax furasho ah ka dalbadeen shaqaale hay’ad Samafal…
Shaqaale Soomaali ah oo u shaqeeya urur samafal oo ka howgaleysay gobolalda Bay iyo Bakool ayaa lagu afduubtey duleedka egmooyinka…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay qarax lala beegsaday Guddoomiyaha degmada Buurhakaba ee Gobolka Bay oo la sheegay inuu dhaawac soo gaaray.
Ciidamadda dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa la wareegay degaanka Jameeca ee hoostaga degmada Buurhakaba halkaasi oo Kooxda Shabaab ay…
Saddexdii maalmood ee ugu danbeysay waxaa saxaafadda afka Soomaaliga ku hadasha aya baahineysay xaalado bani’aadamnimo oo aad looga naxay, kana…
