Guddoomiye cusub ayaa loo magacaabay degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir, kadib wareegto kasoo baxday xafiiska gudoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Yariisow.
Browsing: C/casiis
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun xabsi ah ku riday laba nin ooo burcadnimo ku eedeysanaa.
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa sheegay inuu isagu bixiyey amarka lagu xira suuqa Malaayga ee xeebta…
Maalintii labaad waxaa xiran suuqa kalluunka Kulmis ee degmada C/casiis, iyadoo ganacsatada Malaayga iyo xoogsatada kalluumeysiga ay si weyn uga…
Xoogsatada Kaluumeysiga magaalada Muqdisho ayaa maanta dhigay bannaanbax ay uga horjeedaan maamulka Gobolka Banaadir oo ay ku eedeeyeen inay ka…
