Xildhibaanno iyo siyaasiyiin caan ah ayaa si weyn u cambaareeyay falka lagu xiray weriye Cali Aadan Muumin oo ka howlgala…
Browsing: C/raxmaan C.shakuur
Xodxodashada iyo awr-isku-kacsiga Isaaq iyo Hawiye waa shar dab gelin kara intii xasillonida ahayd ee Somaliland iyo Soomaaliya.
Xisbiga mucaaradka Waddani ee Somaliland ayaa jawaab ka bixiyey eedeyn loo soo jeediyey oo ku saabsan Doorashada Somaliland ayaa ka…
Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID Feysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay kulan qarsoodi ahaa ee ay magaalada Nairobi kula…
Dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed iyo olole xoog leh ayaa ka socda magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kuwaasoo qeyb ka ah dagaalka diblomaasiyadeed…
Xisbiga Wadajir ee uu aasaasay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa isbedel lagu sameeyay, waxaana xilkii laga qaaday guddoomiyihii xisbigaasi iyadoo…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in baarlamaanka lagula kacay falal aan ku habooneyn sida in lagu amro inay damiyaan…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ku baaqay in xilka laga qaado taliyaha ciidamada Booliska G/Baaadir Saadaq Cumar xasan (John).
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo hoggaamiyaha mid ka mida xisbiyada sida KMG ah loo diiwaangeliyay ayaa madaxda dowladda Soomaaiiya ku…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu xilka iyo amaanada loo dhiibtay uu shacabka…
Afar Xisbi siyaasadeed oo ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya iyo siyaasiyiin mucaarad ah ayaa soo saaray Qoraal ay uga…
Maamulka Puntland ayaa albaabada isugu dhufatay xarun uu xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo siyaasiga C/raxmaan Cabdishakuur Warsame ka furtay magaalada…
Warbaahinta ay dowladda Federaalka gacanta ku heyso ayaa markii ugu horeysay laga sii daayey war-saxaafadeedyo ay soo saareen qaar ka…
Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo siyaasiya sida weyn ugu kacsan madaxda dowladda Somalia ayaa markii ugu horeysay si buuxda u…
Hoggaaminaya Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aden Barre Ducaale ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo Siyaasiga C/raxmaan…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa soo bandhigay laba qodob oo lagu qiimeyn karo waxqabadka dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi…
Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir C/raxman C/shakuur ayaa shir jaraa’id ku qabtay albaabka hotel Maka Almukarama ee wadadda dhexdeeda.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa maanta ku soo jeeda magaalada Muqdisho, kadib markii uu in muddo ah uga maqnaa cadaadis…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khamiistii 30-ka Ogost dib ugu soo…
Iyadoo ay maanta dacwadii Badda ee Kenya iyo Soomaaliya ka bilaabatay Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda Adduunka ayaa waxaan halkan…
