Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa farriin u diray dadkii ka qaxay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, isagoo…
Browsing: caasimadda
Taliyihii labaad ee saldhiyada Booliska Gobolka Banaadir ayaa ka goostay dhinaca dowladda, kuna biiray ciidamada gadoodsan ee ka horjeeda muddo…
Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa saaka degan, iyadoo tan iyo xalay ay socdeen dhaqdhaqaaq ciidan oo laga dareemay caasimadda.
Ciidamo fara badan ayaa la dhigay wadooyinka magaalada Muqdisho, waxaana la xiray inta badan wadooyinka gala ama ka baxa Madaxtooyada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaar ka mida masaajidda magaalada aan maanta lagu tukan salaadii Jimcadda, iyadoo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in bannaanbax ay saaka dhigayaan Gaadiidleyda BL-ka qaarkood oo diidan lacago lagu soo…
Dowladda Soomaaliya ayaa dib u soo celisay, dayactirna ku wada taallooyinka ugu waaweynaa magaalada Muqdisho, iyadoo maalmihii ugu danbeeyay la…
Isu socodka Wadooyinka muhiimka ah ayaa saaka la joojiyey magaalada Muqdisho, iyadoo ciidamo fara badan la dhigay wadooyinka caasimadda, lana…
Taliye kuxigeenkii hore ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaliya Ismaaciil Daahir Cusmaan ayaa sheegay in dalka ku sugan yahay xaalad…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qaraxyo kala duwan oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo gaari shacab oo BL…
Ciidamada Amniga ayaa howgallo ku qaday xaafado ka tirsan Magalada Mmuqdisho iyo duleedkeeda iyadoo uu socdo howlgalkii Amniga ee caasimadda…
Wasiirkii hore ee Amniga xukuumadda Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka C/risaaq Cumar Maxamed ayaa si weyn u dhaliiley…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo fara badan la dhigay xalay qeybo qaaro ka mida Isgoysyada iyo…
Wasiirkii hore ee Amniga xukuumadda Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan Baaralmaanka Federaalka C/risaaq Cumar Maxamed ayaa ka digay weerarro hor…
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa xilalkii ka qaaday taliyaha qeybta Waliyow Cadde ee G/Banaadir iyo qaar ka mida taliyeyasha Booliska degmooyinka…
Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ayaa Digniin Amni kasoo saartay suuragalnimada weerarro qaraxyo iyo kuwo toos ah oo ka dhaca caasimadda maalmaha…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Amniga dowladda ay is rasaaseyn dhex martay Gaari hubeysan oo diiday inuu…
Waxaa maalintii labaad xiran wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, iyadoo isu socodka Gaadiidka uu noqday gabaabsi, waxaana dhibaato weyn…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan uu isugu yeeray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Afarta Taliye Ciidamada dalka, Guddoomiyaasha degmooyinka,…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xarunta tababarka ciidanka booliiska ee General Kaahiye tababar ugu soo xiray 1,400…
