Wasiirkii Howlaha guud iyo dib u dhiska xukuumadda Soomaaliya Cabbaas C/llaahi Sheekh Siraaji ayaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho.