Iyadoo ololaha doorashada maamulka Hirshabeelle uu xowli ku socdo ayaa waxaa soo shaac baxay sida madaxda dowladda u kala taageersan…

Musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa ololahooda ka bilaabay magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaasi.