Wararka laga helayo magaalada Jigjiga ee xarunta ismaamulka Soomaalida Itoobiya aayaa sheegaya in xaaladda magaalada ay degan tahay, inkastoo cabsi…
Browsing: Cabdi Iley
Warar kala duwan ayaa tan iyo shalay kasoo baxayey halka uu ku danbeeyay madaxweynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar (Iley), isagoo…
Wasaaradda Gaashaandhigga dowladda Federaalka Itoobiya ayaa war kasoo saartay xaaladda ka taagan magaalada Jigjiga ee is-maamulka Soomaalida oo falal amni…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in xaaladda magaalada ay weli qasan tahay iyadoo ciidamada milateriga ee saaka…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Jigjiga ayaa sheegaya inay xaaladda faraha ka baxday, iyadoo boob xoog leh iyo bililiqo ay…
Wararkii ugu dabeeyay ee magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in qalalaase weyn uu magaalada ka jiro iyadoo la gubay kaniisadii magaalada…
Xaaladda magaalada Jigjiga ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa qasan, kadib markii ciidamada milateriga Federaalka Itoobiya ay saaka la wareegeen goobaha…
Wararka laga helayo Magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in Ciidamada Milatariga dowladda Federaalka Itoobiya ay…
Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ku eedeeyey madaxii Hay’adda sirdoonka Itoobiya, Getachew Assefa, inuu “cabsi galin iyo…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam shaaciyey inuu ku biiray wadahadalka magaalada Nairobi uga socda dowladda Itoobiya iyo Ururka ONLF.
Madaxweynaha Is-maamul Goboleedka Soomaalida Itoobiya ayaa si la yaab leh uga hadlay banaanbaxyada qowmiyadaha Oromada iyo Amxaarada dalka Itoobiya ka…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo socdaal ku jooga magaalada Jigjiga isagoo marti u ah madaxweynaha Kilinka Shanaad ee…
