Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo loo xil saaray baaritaanka weerarkii lagu qaaday Hoyga sanatar Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa xabsiga…
Browsing: Cabdi Qeybdiid
Taliyaha ciidamada xoogga dalka C/weli Jaamac Gorod ayaa tegay Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo maanta ay galeen ciidamo…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa jawaab ka bixiyay war uu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo kasoo saaray ciidamadii maanta galay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa amar degdeg ah kasoo saaray howlgal ciidamo ka fuliyeen Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale…
Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa ka hadlay holwlgal ay maanta Ciidamo ka tirsan kuwa Imaaraadku tababarray ka fuliyeen Guriga…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa howlgal ay ciidamo uu Imaaraadka Carabtu tababarray ka fuliyeen Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale…
Howlgal ay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ku qaadeen Guriga Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo ka tirsan Aqalka Sare…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa Imaaraadka carabta tababarray ay galeen Hoyga Cabdi Xasan Cawaale…
Guddoomiyaha Guddiga dibu eegista Dastuurka Baarlamaanka Federaalka ayaa ka digay ka qeyb galka shirweyne ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Dastuurka oo…
Loolankii adkaa ee Guddoomiyaha Guddiga Dib u eegista Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu kala baxay.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) loo doortay Guddoomiye guddi muhiim ah.
Xildhibaanada labada gole ee kasoo jeeda Beesha HabarGidir ayaa kulan ay la yeesheen madaxweynaha cusub ee Soomaaliya hordhigay Dalab culus oo…
Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo ka mida xildhibaanada Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa farriin u diray xildhibaanada labada Aqal ee Soomaaliya.
Maamulka Galmudug ayaa sheegay inaysan soo gaarin war rasmi ah oo ku saabsan Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.
Qaar ka mida warbaahinta Puntland ayaa faafiyay qoraal been abuur ah oo lagu sheegayo in Qaramada Midoobay ay diiday ama…
Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa goor dhoweyd ku guuleystay kursiga beeshiisa ee Aqalka Sare.
Mdaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa maanta tegay magaalada Gaalkacyo, isagoo si kulul uga hadlay duqeyntii ka…
Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa isu sharxay jago xildhibaanimo Baaralmaanka cusub ee la dhisyo dhowaan, waxaana maanta xaflad lagu soo dhoweynayo…
Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa ugu baaqay Puntland inay ka dhowrsadaan abaabulka dagaalka iyo shacabka la abaabulayo, isla markaana ilaaliyaan…
Guddiga farsamada shirka Cadaado ee maamul u sameynta gobolada dhexe ee muranku ka taagan yahay ayaa dardar geliyay howshiisa kadib…
