Browsing: Cabdi Saciid
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la-taliyihiisa dhinaca amniga u diray inuu Soomaaliya u metelo shirka caalamiga ah ee maanta…
Ergeyg Q/Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Kaeting ayaa shaaciyey in Cabdi Saciid Maxamed Cali loo magacaabay la-taliyaha cusub xagga amniga qaranka.
