Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir ayaa shaqadii ka joojyey agaasimihii guud ee wasaaraddaasi agaasimaha Waaxda Ganacsiga.