Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) oo magaalada Cadaado ka hadlay ayaa kooxda Ahlu suna ugu baaqay inay…
Browsing: Cadaado
Wafdi ka socda Talisyada Ciidamada Soomaaliya iyo AMISOM ayaa gaaray magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug.
Wararka laga helayo Galgaduud aya asheegaya in sarkaal ka tirsan Ciidamada Ahlu sunna ee Gobollada Dhexe uu goostay isuna dhiibay…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa magacaabay Guddiga Doorashada maamulkaasi ee heer gobol oo ka kooban 8 xubnood, waxaana guddiga oo loo…
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inay xiisad colaadeed ka taagan tahay Maamulada iska horjeeda ee Ahlusunna iyo…
Wasaarada Amniga Gudaha Galmudug iyo Maamulka Degmada Cadaado ayaa si isku mid ah u beeniyay warar ay baahiyeen Warbaahinta qaarkeed oo…
Wararka laga helayo Magaalada Cadaado oo xarunta KMG u ah maamulka Galmudug ayaa sheegaya in is rasaaseyn ay ka dhacday…
Maleeshiyada maamulka Ahlu Sunna ee Gobollada Dhexe ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday ciidamo uu la socday sarkaal ka tirsan…
Xaaladda magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug ayaa la sheegay inay degan tahay kadib dagaal qaraar oo saaka ka dhacay.…
Wararka hadda soo dhacay ee laga helayo magaalada Cadadao oo xarun u ah maamulka Galmudug ayaa sheegaya inuu halkaasi ka qarxay…
Ciidamo Itoobiyaan oo wata gaadiidka dagaalka, si weyna u hubeysan ayaa maanta la wareegay garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado ee xarunta…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleedayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Cadaado kadib markii uu ka soo laabtay socdaal laba toddobaad qaaday…
Baarlamaanka Galmudug ayaa qaaday tallaabo uu wax uga bedelayo qodobka xil ka qaadista madaxweynaha maamulkaasi oo markii hore u baahnaa…
Dagaal qasaare geystay ayaa maanta magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug ku dhex maray ka wada tirsan…
Xaalada ayaa deganaan ku soo noqotay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud oo hadda xarun u ah mamaulka Galmudug, iyadoo ay…
Wararka laga helayo Magaalada Cadaado oo Xarun KMG ah u ah Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in meel u dhow magaaladaasi…
Sheekh Axmed Cali Gees oo ahaa oday ka tirsan Ururka Al Shabaab, isla markaana gaalnimo ku xukumay Saxafiyiinta Muqdisho ayaa…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in ciidamada nabadsugidda ay qabteen oday dhaqameed ka tirsan Alshabaab oo hore uga…
Ciidamada Nabadsugidda ee ka howlgala Galmudug ayaa soo furtay nin ajnabi ahaa oo muddo ay afduub ku heysteen maleeshiyo oo warbixin laga…
Wafdi uu hogaaminayo wakiilka Xoghayaha guud ee Q/Midoobay ee Soomaliya Michael Keating ayaa maanta tagay magaalada Cadaado ee maamulka Galmudug. Wafdiga waxaa…
