Xilliga doorashada madaxweynaha cusub ee Galmudug ayaa dib loo dhigay kadib qoraal maanta kasoo baxay Guddiga qabanqaabada doorashada ee Baarlamaanka…
Browsing: Cadaado
Madaxweynaha Galmudug oo qaar ka mida xildhibaannada maamulkiisa ay xilka ka qaadeen Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa ka digay qorshe…
Dab qabsaday kaalin shidaal oo ku taalla Magaalada Cadaado ayaa dhaliyay qasaare xoog leh oo hantiyeed.
Madaxweynaha Galmudug ee qaar ka mida xildhibaannada maamulkaasi ay xilka ka qaadeen Axmed Ducaale Geelle ayaa dib ugu laabtay magaalada…
Xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug ee xilkii ka qaaday Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa shaaciyay jadwalka doorashada madaxwwynaha cusub ee…
Wasaaradda Warfaafinta Galmudug ayaa ka hor timid oo sharci darro ku tilmaantay Amar madaxtooyada maamulkaasi ku soo rogtay saxafiyiinta ka…
Madaxtooyada Galmudug ayaa saxafiyiinta ku sugan magaalada Cadaado ka mamnuucay inay tebiyaan wararka lidka ku ah madaxweynaha maamulkaasi Axmed Ducaale…
Guddoomiye ku xigeenka labaad Ee Baarlamaanka Galmudug Maxamed Aadan Maalin ayaa sheegay in ciidamo taabacsan Axmed Ducaale Geelle Xaaf ay…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in Ciidamada Ammaanka maamulka Galmudug ay xireen ganacsade lagu magacaabo Liibaan Maxamed Xasan (Liibaan Shuluq).
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in guddoomiye ku xigeenkii labaad ee Baarlamaanka Galmudug lagu xayiray magaalada Cadaado.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay kulan dhex maray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo qaar ka mida…
Ciidamada AMISOM ayaa la wareegay ammaanka Garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug.
Urur Goboleedka IGAAD iyo Midowga Afrika ayaa ku biiray dadaalka loogu jiro xalinta khilaafka madaxda Maamulka Galmudug.
Ku dhowaad sanad ayaa laga joogaa markii magaalada Cadaado xildhibaan loogu doortay Axmed Macalin Fiqi oo hore usoo noqday taliyaha…
Madaxweynaha Galmudug ee lagu dhawaaqay in xilka laga qaaday Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay inaysan jirin maxkamad sare oo…
Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) waxaa lagu tilmaamaa in uu yahay nin ka duwanaan karro madaxda kale ee maamul goboleedyada.
Maxkamadda sare ee Galmudug ayaa ayiday oo xil ka qaadistii lagu sameeyay madaxda ugu sareysa Maamul Goboleedka Galmudug.
Maxkamadda sare ee Gal-Mudug oo sharci ku tilmaamtay xil ka qaadistii lagu sameeyay madaxda Maamul Goboleedka Galmudug.
Guddoomiyaha magacaaban ee Maxkamadda Sare ee Galmudug Yaxye Sheekh Cali ayaa tegay Magaalada Caadaado iyadoo laga cabsi qabo inuu sii…
Xildhibaanadii labada Gole ee sheegay inay dhexdhexaadinta Madaxda Sare ee Galmudug u tageen magaalada Caado ayaa gacmo ku laabtay Magaalada…
