Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Cahdiga ka mid noqoshada Soomaaliya ee Heshiiska Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Naafada.