Baarlamaanka Dawlad deegaanka Soomaalida ayaa maanta ansixiyey go’aanno waaweyn iyo isbedello uu soo jeediyey madaxweynaha cusub, Mustafe Muxumad Cumar (Cagjar).

Madaxweynaha cusub ee Soomaalida Itoobiya Mustaf Muxumed Cumar ayaa soo amarradii ugu horeeyay markii xilka loo magacaabay, kuwaasoo saameynaya magaca dowladda…