Dadweyne, waxgarad iyo qeybaha Bulshada ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Beledweyne si diiran ugu soo dhoweeyay madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble.
Browsing: Cali C/llaahi Cosoble
Madaxweyanha cusub ee maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble maanta ayaa ku sii jeeda wajahan magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa goor dhow laga sugayaa inay ka degaan garoonka diyaaradaha…
Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas ayaa laga dhaadhicinayaa inuu aqbalo, lana shaqeeyo maamulka cusub ee Hirshabeelle.
Cali C/llaahi Cosoble ayaa ku guuleystay doorashada madaxweynaha maamulka cusub ee Hirshabeelle oo hadda uun soo dhammaatay.
