Guddoomiyihii Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta qaatay Shahaadadda musharaxnimo ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Baarlamaanka labaad ee Maamulka K/Galbeed Soomaaliya ayaa goor dhoweyd doortay Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaankaasi, kadib Doorasho ka dhacday magaalada Baydhaba.