16 askari oo Kenyaati kana soo badbaaday weerarkii lagu riiqday ee Alshabaab ku qaadeen xeradii ciidamadaasi ee Ceelcade Gobolka Gedo…
Browsing: CeelCade
Asakri ka mid ahaa askarta Kenya ee weerarku ku qabsaday Ceelcade, Gedo, kana badbaaday dagaalka oo shalay ka degay magaalada…
Wasaaradda Gaashaandhigga Kenya ayaa sheegtay in howlgal balaaran cir iyo dhul ah ay ka bilowday deegaanno ka tirsan gobolka Gedo,…
Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ee Gobolka Gedo Jen. Cabaas Gurey ayaa kashifay xog ku saabsan weerarkii Jimcihii kooxda Alshabaab…
Waxaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya iyo magaalada Wajeer loo daadgureeyay dhaawacyadii Ciidamadii Kenya ee Al-shabaab ku qaaday Xero ciidan…
Hogaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa si caro leh uga hadlay weerarka Alshabaab ku qaadeen shalay xerada ciidamada…
Ururka Alshabaab ayaa war uu kasoo saaray dagaalkii ay ku qaadeen xarada ciidamada Kenya ee degaanka Ceelcade ee Gobolka Gedo ku…
Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Gedo Maxamed Xuseen Isaaq ayaa sheegay in Alshabaab la wareegeen xeradii ciidamada AMISOM ee Ceelcade, isla…
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa si adag u cambaareeyey weerarkii ay kooxaha Argagixisadu saaka aroornimadii ku qaadeen…
Ciidamada Kenya ayaa war cusub kasoo saaray dagaalka saaka ka dhacay degaanka Ceelcade ee Gobolka Gedo, waxaana afhayeenka ciidamada Kenya…
Wasaaradda Difaaca Kenya ayaa si kooban uga hadashay dagaalka saaka aroortii ay Alshabaab ku qaadeen xerada Ceelcade ee ciidamada AMISOM…
