Ciidamada Militariga Somaliya ee ku sugan degmada Ceelwaaq ee xuduudka Soomaaliya iyo Kenya ayaa sheegay inay dagaal la galayaan ciidamada…
Browsing: Ceelwaaq
Wararka aan ka heleyno degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo…
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan qasaaraha weerarkii ay shalay maqribnnimadii Alshabaab ku qaadeen degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.
Kooxda Alshabaab ayaa muddo 24 saacadood gudahood ay ku qabsaday laba magaalo ku yaala Koonfurta Soomaaliya oo ay ugu danbeysay degmada Ceelwaaq.
Dowladda Kenya ayaa la wareegtay dhul ka mida xuduud beenaadka ay Soomaaliya la leedahay kadib markii ay amar ku bixisay…
Kooxda Alshabaab ayaa mar kale dagaal ku qaaday degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo, iyadoo wararka laga helayo magaaladaasi ay sheegayaan in…
Taliyaha Ciidamada Booliska Magaalada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo ayaa lagu dhaawacay dagaal duleedka degmada ku dhex maray ciidamada dowladda iyo…
