Waxaa maanta xilka la wareegay Taliyaha cusub ee ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya oo dhowaan xilkaasi loo magacaabay.
Browsing: Ciidamada madaxtooyada
Taliyaha cusub ee ciidamada Madaxtooyadda Soomaaliya dhowaan loo magacaabay Gaashaanle Odowaa Yuusuf Raagge ayaa maanta si rasmi ah xilka ula…
Ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ee fariisinka ku leh isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho ayaa rasaas ku furay Gaari uu lahaa…
Ciidamada ilaalada Madaxtooyada ee Ururka 60-aad ee ilaalada madaxtooyada Soomaaliya ayaa maanta loo soo xiray tababar u socday muddo saddex…
Ciidamada ilaalada Madaxtooyada ee Milateriga Soomaaliya loona yaqaan koofiyad casta ayaa maalmahan dhoolatus iyo gaada-ka-cayaar ka waday magaalada.
