Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa si kulul u canbaareeyay qorshaha xukuumadda Soomaaliya ee sugidda nabadgelyada magaalada Muqdisho.
Browsing: Ciidamada Xasilinta
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal dhex maray ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka uu dhaliyay qasaare…
Ciidamada xasilinta Muqdisho ayaa gacanta ku dhigtay dabley maleeshiyo ah oo iska hor imaad dhex maray.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in iska hor imaad hubeysan uu magaalada Muqdisho ku dhex marayo ciidamada xasilinta iyo…
Ciidamada xasilinta ammaanka Gobolka Banaadir ayaa xalay howlgal ballaaran ka sameeyay magaalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa galabta kormeer shaqo ku tagey qaar kamid ah…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada xasilinta ay howlgal xoog leh ka wadaan caawa xaafado ka tirsan…
Ciidamada xasilinta ammaanka Muqdisho ayaa sii adkeeyay howgallada dhinaca ammaanka ah ee ay ka wadaan Caasimadda.
Isbedel weyn ayaa laga dareemay ciidamada xasilinta ee sugaya ammaanka caasimadda, kadib weerarkii xalay ay kooxda Alshabaab ku qaaday laba…
Heegan sare iyo feejignaan ayaa la geliyay ciidamada ammaanka magaalada Muqdisho iyadoo la sheegay in la digay falal qaraxyo ah…
Howlgalkii ugu weynaa ayaa maanta ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo ciidamada xasilinta caasimadda ay wadaan mid ka mida baaritaanadii ugu…
Magaalada Muqdisho ayaa maalmaha soo socota galeysa xaalad amni oo adag iyo howlgallo aan hore loo arag.
Madaxda sare ee xukuumadda Soomaaliya ayaa Caawa la afuray, salaadii Maqribkana la tukaday ciidamada xasilinta ammaanka Muqdisho ee ku howlgalka…
Kulan ay yeesheen Guddiga Ammaanka dowladda ayaa laga soo saaray amarro cusub oo ku saabsan howgallada amni ee kasocda caasimadda.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gudoomiye Waaxeed lagu dilay iska hor imaad dhex maray ciidamada xasilinta ammaanka…
Ciidamada isku dhafka ah ee Xasilinta Caasimadda Muqdisho ayaa saakay howlgal kula jarmaaday xaafadda ugu qaraxyada badan magaalada Muqdisho.
